Al Shabaab oo soo bandhigtay Meydka askari katirsan ciidanka Gaashaan iyo Hubkiisa (Daawo Sawirada)

Al Shabaab ayaa fagaare kuyaala deegaanka Mubaarak ee gobolka Shabeelaha Hoose kusoo bandhigtay meydka askari katirsanaa ciidanka sida gaarka ah u tababaran oo labo habeen kahor lagu dilay iska hor imaad deegaankaasi ka dhacay. Ciidamada sida gaarka ah u tababaran iyo ciidamo kale oo la sheegay in ay yihiin Mareykan ayaa weerar ku qaaday xili … Continue reading Al Shabaab oo soo bandhigtay Meydka askari katirsan ciidanka Gaashaan iyo Hubkiisa (Daawo Sawirada)